Checklist: What should I look for in a Behavior Intervention Plan (BIP)?
Checklist: What should I look for in a Behavior Intervention Plan (BIP)?
Liiska hubinta: Waxyaabaha laga eegaayo Qorshaha Caawimaada Habdhaqanka (BIP)
Ma qeexaysaa habdhaqan gaar ah oo kooxdu ay doonayaan inay ka shaqeeyaan yareynteeda?
Ma qeexaysaa habdhaqan gaar ah, oo haboon oo kale ama "badel" ah taasoo ay kooxdu doonayaan inay caawiyaan cunugaaga inuu barto kuna dhaqmo?
Ma u sharxayaa dadka waawayn ee la shaqaynaaya cunugaaga waxa ay samayn karaan si ay iskaga ilaaliyaan waxyaabaha kicinaaya habdhaqanka xun ee cunugaaga?
Ma qeexayaa calaamadaha diginiinta leh ee ka dhignaan kara in cunugaagu xanaaqaayo?
Ma u sharxayaa dadka waawayn ee la shaqaynaaya cunugaaga waxa ay samayn karaan si ay uga caawiyaan cunugaaga inuu badqab dareemo loona dejiyo xaalada haddii uu xanaaqo?
Ma qeexaysaa waxyaabaha cunugaagu jecel yahay oo loo adeegsan karo xoojinta iyo ku abaal marinta cunugaaga habdhaqanka wanaagsan?
Ma ku jiraa qorshe lagu uruurinaayo xog si loo eego sida caawimaaduhu ku shaqaynayaan?