Taageerooyinka Ardayda Naafada ah
Ardayda naafooyinka ah ayaa dhigta dugsiyada deegaan kasta. Inta aan nool nahay, ku dhawaad 20% naga mid ah, ama 1 kamid ah 5 tii qof ba, waxaa ku dhici doona nooc kamid ah naafada.
Dhammaan ardayda naafada ah waxay xaq u leeyihiin inay si lamid ah ardayda kale helaan waxbarasho, ayna xor ka ahaadaan takoorka. Ayadoo ku xiran nooca naafada ardayga iyo saamaynta ay ku leedahay waxbarashada, dugsiga ayaa u baahan kara inuu siiyo caawimaadaha goobta, hawl fududayn, cashar si gaar ah loo sameeyay, ama taageerooyin kale si ardaygu u helo dugsiga uuna uga qaybgalo si lamid ah ardayda kale.
- Ardayda naafada ah ee u baahan nooc kamid ah casharada gaarka ah ayaa heli kara "Waxbarashada Gaarka ah" oo lagu baxsho qorshaha "IEP" ama Individualized Education Program (Barnaamijka Waxbarashada Gaarka ah).
- Ardayda naafada ah ee u baahan caawimaadaha gaarka ah ayaa lahaan kara "Section 504 Plan (Qorshaha Qaybta 504)."
Haddii aad aaminsan tahay in arday uu qabi karo naafo ama u baahan yahay caawimaado ama cashar gaar ah waxaad codsan kartaa in degmo dugsiyeedku ay samayso qiimayn.
Xog badan oo ku saabsan IEP da, qorsheyaasha Qaybta 504, qiimaynada iyo difaacyada ardayda naafada ah ka baro halkaan:
- Waa maxay Waxbarashada Gaarka ah?
- Sidee ayuu ardaygu ku Bilaabaa waxbarashada gaarka ah?
- Waa maxay individualized education program ama “IEP?”
Find additional resources here:
Supports at School
- Toolkit: Getting Started with Disability Supports at School English / Compartiendo una nueva diagnosis de su hijo/a con la escuela en español
- Toolkit: Prior Written Notice (PWN) English Notificación Previa por Escrito español
- Protecting the Educational Rights of Students with Disabilities English / Protección de los Derechos Educativos de los Estudiantes con Discapacidad en Escuelas Públicas en español
- Special Education Resources [Information and Support for Navigating Special Education Services and Resolving Concerns]
Disability Identity
- One Out of Five: Disability History and Pride Project Student Voice Videos and Teaching Resource
- Nothing About Us Without Us PowerPoint / Nothing About Us Without Us Webinar
Accessibility
- Accessibility Together 06.19.2019 PowerPoint Webinar Transcript
- Event Accessibility Checklist English